Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada xoogga dalka oo Tiro maleyshiyaad ah ku dilay howlgal.

Ciidanka XDS oo howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Gumeeysi-diid oo 9 KM dhanka bari kaga toosan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa lagu...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda.

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaddey tallaabbooyin ka dhan ah musuq-maasuqa, islamarkaana ay bilaabayso qorshe qaran oo...

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Sacuudiga.

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee ku leedahay dalka Sacuudiga. Wafdiga uu hoggaaminayo Xeer ilaaliyaha...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo imtixaan u furay dad ka socda Nootaayooyinka. {SAWIRRO}

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macalin Maxmuud ayaa maanta daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada dufcadda sedaaxaad oo ay u fariisteen 142...

Maamulka Degmada Baladweyne oo ka hadlay fatahaadda webiga shabeelle

Guddoomiyaha degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Cumar Cismaan Calasoow ayaa sheegay in xalay uu webiga Shabeelle ku fatahay qeybo ka mid ah afarta...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...