Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay shirweynaha aragti wadaagga xakamaynta wararka been abuurka ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Muqdisho ka furay shirweynaha aragti wadaagga xakamaynta wararka been abuurka ah iyo saameynta ay...

Gudoomiyaha degmada Buuloburte oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay fatahaadda Webiga Shabelle+Sawirro

Waxaa maanta innoo qabsoomay shir muhiim ah oo looga hadlayay Waxyeelada Fatahaada Gudaha degmada bulaburte iyo Tuuloyinka hoosyimada . Shir aan caadi aheyn uu soo...

Taliye ku xigeenka Boliiska oo Jabuuti tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Boliiska. {SAWIRRO}

Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomalaiyeed, Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif), ayaa Dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray Dufcadii 18-aad (MIADIT 18) ee Daraawiishta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kal-fadhiga golaha Baarlamaanka

Kal-fadhigaan oo si rasmi ah u furay madaxweynaha Jamhuuriyada federalka Soomaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadiisa furitaanka ku bogaadiyay shaqada Baarlamaanka ka qabteen...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyay shir looga hadlayay hormarinta Caafimadka dalka

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa khudbad ka jeediyay shir-doceed looga hadlayay sidii loogu heli lahaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...