Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Aqalka sare ee BFS oo ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha

Mudanayaasha golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha oo isku shaan-dheyn lagu sameeyay. Kal fadhiga labaad, kulankiisa saddexaad...

Ciidanka Kenya oo dilay 60 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab

Ciidamada Kenya ayaa deegaanka u dhaxeeya Lamu iyo Tana  River ku dilay In ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan...

Wasiirka Warfaafinta oo ka war bixiyay waxqabadka dowladda ee todobaadkii tagay

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Mudane, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka warbixiyey waxqabadka dowladda ee todobaadkii tagay iyo guulaha laga gaaray la dagaallanka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada, isagoo ka dhegeystay...

Madaxda dalalka ECOWAS oo ka wada hadlaya arrimaha Niger

Madaxda dalalka xubnaha ka ah ururka “Economic Community of West African Republic (ECOWAS)” ayaa waxuu maanta oo Arbaca ah kulan ugu bilaaban doona magaalada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...