Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

xukunka eedeysanihii diley enjineerkii kenyanka ahaa .

Xasan Cabdiraxman Indha-yare waxaa uu eedeysane u ahaa dilka Fredrick Odhiambo Owino oo kenyan ah iyo ka tagista goob shaqo fasax la’aan. Labaatankii bisha July...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo bogaadiyay guulaha laga gaaray khawaarijta.

Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS Mudane, Xasan Macallim Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray howl-gallada dib-u-xoreynta. Wasiirka ayaa...

madaxweynaha dowlada hirshabeele ayaa gudoomiyey shir looga hadlaayey Barnaamijka Xasilinta ee ku qotoma Mashaariicda Bulshada,

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay Barnaamijka Xasilinta ee ku qotoma Mashaariicda Bulshada, Maamul dhisida, Amniga, Cadaaladda iyo...

Ku-Simaha Madaxweynaha m/Koonfur Galbeed ayaa Qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Madaxda Hay’adda FAO

Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Ku-Simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay Wehliyaan Wasiiro iyo...

In ka badan 200 oo falastiiniyiin ah, iyo ku dhawaad ​​30 Israa’iiliyiin ah ayaa la dilay sanadkan: UN

In ka badan 200 oo falastiiniyiin ah iyo ku dhawaad ​​30 Israa’iiliyiin ah ayaa sanadkan lagu dilay Daanta Galbeed ee la haysto iyo Israa’iil...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...