Ku-Simaha Madaxweynaha m/Koonfur Galbeed ayaa Qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Madaxda Hay’adda FAO

Date:

Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Ku-Simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay Wehliyaan Wasiiro iyo Agaasimiyaal ayaa Qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Madaxda Hay’adda FAO ee Soomaaliya Mudane Etienne oo maanta Safar shaqo ku gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Kulan qaatay Saacado oo ay wada yeesheen Ku simaha Madaxweynaha iyo Madaxa Hay’adda FAO ee Soomaaliya ayaa laisaga Xog-Waraystay Mashaariicda Socda iyo sidii loo Dardargelin lahaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda...

Dibadbax lagu taageerayo dowladda iyo doorashooyinka qof iyo codka ah oo dhacay degmada Kaaraan

Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax...

Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay guulaha DFS ay ka gaartay dimuqraadiyeynta iyo dib-u-habeynta garsoorka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...