Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta Galmudug oo howlgallo Qorsheysan ka fuliyay koonfurta mudug

Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo dadka deegaanka ayaa saaka howlgallo Qorshaysan ka fuliyay dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya Degaanada Qeycad iyo shabeeloow...

Ruushka oo sheegay inay soo rideen diyaaradaha aan duuliye lahayn oo laga leeyahay Ukraine

Wasaaradda Difaaca Ruushka, ayaa subaxnimadii hore ee Saakay ku dhawaaqday inay soo rideen diyaaradaha aan duuliye lahayn oo ay leedahay Ukraine, kuwaasi oo uu...

Hoggaamiyaasha Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi oo kulan Xasaasi ah yeelanaya

Sida uu sheegay Mareykanka, Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa yeelanaya kulan ay kaga wadahadlayaan sidii Moscow ay...

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐊𝐀 𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈𝐘𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐆𝐄𝐄𝐑𝐈𝐃𝐀 𝐌𝐀𝐑𝐗𝐔𝐔𝐌 𝐀𝐗𝐌𝐄𝐃 𝐍𝐀𝐀𝐉𝐈 𝐒𝐀𝐂𝐀𝐃.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA AXMED NAAJI SACAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...