Fardowso Xasan Nuur

879 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Cadaaladda oo kulankii muhiim ah la qaatay Wafdi ka socda Midowga Afrika

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa ku qaabilay xarunta Wasaaradda, wafdi ka socday Midowga Afrika oo...

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Daawada ee Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Keydka Daawada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda...

SoDMA iyo QM oo si wadajir ah u Daah-furay Qorshaha Gurmadka 2025

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mudane. George Conway ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Daah-furay Nidaamka Lacag-bixinta Degdegga ah ee SIPS

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay Nidaamka Lacag-bixinta Degdegga ah ee SIPS (Somali Instant...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka ee Isbitaalka De Martino

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, oo loo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...