Fardowso Xasan Nuur

879 POSTS

Exclusive articles:

Golaha Wasiirrada oo cusboonaysiiyey xil-haynta Guddiga Naafada Qaranka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo kulankaasi uu muhiimad weyn u lahaa horumarinta adeegyada dowladda iyo xoojinta...

Ciidanka Deegaanka oo howlgal ay ku laayeen Khawaarijta ka fuliyay Ceelgaras

Hawlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka Deegaanka jab xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta, ayaa ka dhacay degmada Ceelgaras ee gobolka Galgaduud. Hawlgalkaan oo lagu beegsaday fariisimo...

Wasiirka arrimaha Dastuurka XFS oo kulan la qaatay Ururrada haweenka Soomaaliyeed 

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo kulanka la yeeshay Ururada Haweenka iyo Bulshada Rayidka Soomaaliyeed. Kulanka ayaa diiradda...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Tababar ugu soo xiray Ciidamo ka tisan XDS ee Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar, si ay uga qeyb galaan munaasabadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagay dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Qaahira ee caasimadda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...