Fardowso Xasan Nuur

879 POSTS

Exclusive articles:

Agaasimaha HSJ XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM)

Agaasimaha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow, ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Wakiilka Hay'adda Socdaalka Adduunka (IOM)...

Safiirka Soomaaliya ee Masar kula la yeeshay Dhiggiisa Sacuudi Caraabiya

Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta, Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa booqasho rasmi ah ugu tagay dhiggiisa, Danjire...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya shirweynahan Tamarta Afrika 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qayb galo Shirweynaha Tamarta Afrika...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay la-taliyaha sare ee Arrimaha Booliska ee QM

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-Taliyaha Sare ee Qaramada Midoobay ee...

Wasiirka Arrimaha gudaha XFS oo kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya 

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh, ayaa maanta la kulmay Denjiraha Midowga...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...