Fardowso Xasan Nuur

864 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeyb-galay Shirka Madal-Goboleedka Carabta oo lagu qabtay Kuwait

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee Soomaaliya, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa hoggaaminaya wafti ka socda dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-galay Shirka 6-aad ee Madal-Goboleedka...

Duqa Caasimadda oo casho sharaf u sameeyay dhallinyarada sameynta ku leh Baraha Bulshada 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa caawa xarunta aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casha sharaf ugu sameeyay hal...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Ugaandha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Ugaandha, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha...

Wasiir Fiqi oo ka qeybgalay kulan loogu gogol-xaarayo Shir Madaxeedka EAC-SADC

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta ka qeybgalaya kulan heer wasiir ah oo loogu gogol-xaarayo Shir madaxeedka...

Hantidhowraha Guud ee JFS oo kulan la yeeshay Hantidhowrka Masar 

Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa Hay’adda Dhexe ee Hantidhowrka Masar, Mudane Maxamed...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...