Fardowso Xasan Nuur

958 POSTS

Exclusive articles:

Waa Kuma Liibaan Lugcad?

Liibaan Lugcad waa Tifaftiraha Guud ee Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV), waa Weriye Soomaaliyeed oo ka howlgala warbaahinta dowladda, Liibaan ayaa caan ku ah tebinta...

Hay’adda Al-Mahaasin Foundation oo hirgelisay Mashruuca qeybinta Zakada Fidriga ee 1446H 

Iyadoo la fulinayo ballanqaadkeenii joogtada ahaa ee ku aaddan taageeridda dadka u baahan iyo xoojinta ammaanka cuntada ee Soomaaliya, Hay'adda Al-Mahaasin Foundation, oo kaashanaysa...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday 

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara kulan mira dhal ah oo muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Turkiga, Rajab Teyyib Erdogan, iyagoo ka...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay Midowga Afrika Gaadiidka gaashaaman iyo Agab Ciidan

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka guddoontay Midowga Afrika Gaadiidka Gaashaaman iyo agab Ciidan kuwaas oo muhiim u ah xoojinta kaabayaasha amniga, kana qeyb-qaadanaysa...

Agaasimaha NISA oo kulan kula yeeshay degmada Moqokori Odayaasha dhaqanka

Agaasimaha Hey'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) iyo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Ahmed Hagar, ayaa maanta shir muhiim ah kula yeeshay degmada Moqokori ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...