Fardowso Xasan Nuur

1298 POSTS

Exclusive articles:

Shirweynaha Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo galay maalintiisii labaad

Shirweynaha Urur-goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) oo sanadkan si rasmi ah loogu qabtay magaalada Muqdisho ayaa galay maalintiisii labaad, iyadoo diiradda lagu saarayo...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kalfadhiga 76-aad ee UNHCR

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadaad Maxamed Nuur Caliyow, ayaa xarunta hay’adda UNHCR ee Geneva, Switzerland uga qeyb...

Villa Somalia Director Survives An Assassination Attempt.

Reports from Waaberi District in the Benaadir region confirm that Samatar Sharif Ahmed, Villa Somalia director survived an assassination attempt targeting his vehicle. The explosion...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday 

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo ka hadley guulaha laga gaaray sugidda amniga, dib u xoreynta dalka,...

Agaasime Cabdullaahi Xayir “Dalxiisku waa furaha Maalgashiga iyo Horumarka dalkeenna.”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS, Cabdullaahi Xayir Ducaale, oo ka qeybgalay kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka, ayaa ka warbixiyay qodobo muhiim ah oo la...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...