Fardowso Xasan Nuur

958 POSTS

Exclusive articles:

Duqa Muqdisho “Waxaan wax ka qaban doonnaa sababaha keena dabka”.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa sheegay in maamulka uu si dhab ah uga shaqeyn doono sidii wax looga...

Duqeyn Cirka ah oo lagu burburiyay Doomo Hub u Siday Khawaarijta 

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa duqeyn cirka ah ku burburiyay doomo sida hub iyo saanad ciidan oo loo...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo Nairobi kula kulmay dhiggiisa Kenya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kulan muhiim ah kula yeeshay...

Howlgalka qorshaysan oo lagu laayay Khawaarijta oo ka dhacay degaanka Deynuunaay G.Baay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed), gaar ahaan Guutada 8-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa saaka howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Deynuunay ee...

Ciidamada Qalabka Sida iyo Saaxiibada AFRICOM oo duqeymo ka fuliyeen Aadan Yabaal 

Xalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...