Fardowso Xasan Nuur

1395 POSTS

Exclusive articles:

Tababar ku saabsan doorka haweenka ee Warbaahinta Digitalka ah oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Tababbarkaan oo ay soo qaban-qaabisay Waaxda Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirrigelinta Maalgashiga Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya, iyada oo ay...

Weerar Ismiidaamin ah oo dhimasho iyo dhaawac geestay oo ka dhacay Deegaanka lagu Riiqsay ee Gobolka Mudug

Subaxnimadii hore ee saaka waxaa weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Deegaanka Riiqsay, oo hoostaga degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, lagu dilay ugu yaraan...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...