Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Weerar lagu qaaday culimo ka tirsan Ahlusunna Waljamaaca oo ka dhacay Ceelasha Biyaha

DEG DEG: Ururka argagixisada ee AS ayaa culimo ku weeraray Deegaanka Ceelasha Biyaha, oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho, sida ay warbaahinta u sheegeen...

Tababar ku saabsan doorka haweenka ee Warbaahinta Digitalka ah oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Tababbarkaan oo ay soo qaban-qaabisay Waaxda Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirrigelinta Maalgashiga Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya, iyada oo ay...

Weerar Ismiidaamin ah oo dhimasho iyo dhaawac geestay oo ka dhacay Deegaanka lagu Riiqsay ee Gobolka Mudug

Subaxnimadii hore ee saaka waxaa weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Deegaanka Riiqsay, oo hoostaga degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, lagu dilay ugu yaraan...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...