Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo kulan la qaatay safiirro ka socda dalalka Midowga Yurub 

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay safiirro ka socday dalalka Midowga Yurub, kaasi oo looga...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay hoggaanada Ciidanka Booliiska 

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmad Firin, ayaa Maanta Shir Guddoomiyey shirka Hoggaanada iyo fadhiyada Madaxa Banaan ee Ciidan Boliiska Soomaliyeed Sareeyo Guuto...

Madax ka socoto Wasaaradda Haweenka oo booqdeen Goobaha tariikhiga ah ee dalka Rwanda 

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Amina Hassan Ali iyo wafdi ay hoggaamineyso, ayaa safar shaqo ku joogaan Dalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo uu ku...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo u Ambabaxay dalka Shiinaha 

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo u aaday dalka Shiinaha oo uu kaga...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...