Fardowso Xasan Nuur

1395 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo isku shaandheen ku Sameen doono howlwadeenada Wasaaradda 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta sheegay in isbeddel uu ku samayn doono qaab-dhismeedka maamul iyo...

Hay’adda Boqor Salmaan oo maalintii labaad qeybinayso Hilibka udxiyada 

Waxaa maalintii labaad la qaybinayaa Hilibka udixiyada ee loogu talagalay dadka Soomaaliyeed, iyadoo ay gacan ka geysanayso Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka Bani’aadantinimo, iyadoo...

Hay’adda Boqor Salmaan oo Muqdisho ka daah furtay Mashruuca udxiyada ee Ciidul Adxaa

Mu’asasada Al-Mahasin foundation ee Horumarinta iyo Waxbarashada oo kaashanaysa Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka Bini’aadantinimo, ayaa ku dhawaaqday inay daah furrtay Mashruuca lagu qaybinaayo...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka tacsiyeeyay geeriddii ku timid Marxuumad Ikraam Cabdullaahi

                         انا لله وانا اليه راجعون            Guddoonka Sare ee...

Agaasimaha guud ee HSJ oo daah furay qorshaha Shanta sano ee soo socoto

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) Mudane Ahmed Said Mohamed, ayaa daah furay qorshaha Istaraatiijiyadda hay’adda ee 5-ta sano ee soo...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...