Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka...

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga oo Shabeellaha hoose kula hadlay Ciidanka XDS 

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gobolka Shabeellaha Hoose ugu khudbeeyey cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa faray u diyaar garoobaan howlgallo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo u Ambabaxay dalka Ciraaq 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Ciraaq, kadib markii...

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya 

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Dr. Maxamed Xasan Maxamed, ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya Axmed...

kooxda Kubadda Cagta Heegan Oo ku guuleestay koobka maalmaha Xorriyadda 

Xaflad lagu abaalmarinayay kooxda Kubadda Cagta Heegan oo ku guuleysatay koobkii maalmaha Xorriyadda, ayaa caawa lagu qabtay Hotelka Maa'ida ee Magaalada Moqdisho, guddiga sare...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...