Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Casho sharaf u sameeyay mudane Joseph Ntakirutimana

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha shacabka Sacdiya...

Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed oo laga soo saaray Warmurtiyeed 

Shirweynaha Qurbajoogga Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Dooxa, ayna martigelisay Dowladda Qatar oo aynu walaalaha nahay , socdayna 22-24 July oo la soo gaba-gabeeyay...

Taliyaasha Booliska iyo Militariga oo ka qeybgalay furitaanka tababar ku saabsan Isgaarsiinta

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub Axmed Firiin, ayaa maanta si wadajir...

Madaxweynaha Jubaland oo bogaadin ugu tagay ciidankii dhawaan Khawaariijta ku laayey Buulo-xaaji

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqasho dhiiri galin ah ugu tagay Ciidamada Darawiishta Jubaland gaar ahaan guutada Birjeex ee...

Biden oo ku adkeystay inuu ku sii jiro tartanka Doorashada Madaxtinimo ee dalka Mareykanka

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa ballan qaaday inuu ku sii jirayo tartanka madaxtinimada isla markaana uu ka adkaan doono ninka ka soo horjeeda inkasta...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...