Fardowso Xasan Nuur

1396 POSTS

Exclusive articles:

Golaha Wasiirradda oo ansixiyay magacaabista Agaasimaha guud ee hay’adda Istaatistikada

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee magacaabista...

Maanta oo ku beegan maaalinta Macallinka Soomaaliyeed 

Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanad guuradii 50-aad ee maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay hirgalinta Doorashooyinka toos ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka Soomaaliya horumarinta hannaanka dimuqraadiyadda dalka iyo...

Dr. Hodan Cusmaan oo nuqulka Aqoonsiga Danjirenimo ku wareejisay Dowladda Shiinaha

Danjire Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka Aqoonsiga Danjirenimo Agaasime Ku-Xigeenka Habmaamuuska...

Wasiirka Shaqada oo su’aalo laga waydiyay hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqada Soomaaliya 

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Mudane Cali...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...