Fardowso Xasan Nuur

1261 POSTS

Exclusive articles:

Kulanka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Aminga iyo la dagaalanka Khawaarijta 

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga iyo la dagaallanka...

Madaxda Masar iyo Turkiga oo ku heshiiyay taageerida midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya

Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, oo shir jaraa’id oo wadajir ah magaalada Ankara kula qabtay dhiggiisa Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimadda...

Wasaaradda Maaliyadda XFS Oo ku dhawaaqday in canshuurta gedista laga joojiyay Isbitaalada

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange, oo khudbad ka jeediyay Bandhiga Waxqabadka Afarta Sano ee Isbitaalka Demartino, ayaa sheegay...

Wasiirka Caafimaadka oo bogaadiyay adeegyada uu siiyo Bulshada Isbitaalka De-Martino

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Aden oo caawa ka qeyb galey Bandhiga Waxqabadka Afarta Sano iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay kulanka Maamuuska Madaxda Afrika iyo Shiinaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya Madasha Shiinaha iyo Afrika munaasabad sharafeed uu soo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...