Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo Booqday Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Ciraaq

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa ku sugan Baqdaad isaga oo booqday Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Ciraaq. Booqashadan...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo sagootiyey Ciidamo Tababar kusoo qadanayo Masar

Ku Simaha Taliyaha ahna Taliye ku-xigeenka  Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif), ayaa sagootiyey ciidamo tababar layli sarkaalnimo ku soo qaadanaya...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya 

Wasiirka Wasaaradda Deegganka iyo Isbadalka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa kullan wax-ku-ool ah maanta kula yeeshay magaalada Nairobi ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Khadka Taleefanka kula hadlay dhiggiisa Ukraine

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Ukraine, Andrii Sybiha, si...

Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka Dalka oo Maalintiisa Labaad ka socda Muqdisho 

Shir Sanadeedka 7-aad ee Garsoorka Dalka, ayaa si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Muqdisho, iyadoo sanadkaan cinwaankiisu yahay "Casriyeynta Garsoorka waa Xoojinta Caddaaladda". Shirkaan...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...