Fardowso Xasan Nuur

1308 POSTS

Exclusive articles:

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka ugu hambalyeeyay xubinnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley munaasabadda sannad-guurada...

Taliyaha CXS oo Sheegay in la Dardargalin Doono Dagaalka ka Dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, General Odawaa Yuusuf Raage, ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada xoogga dalka ay dardargalin doonaan dagaalka ka dhanka...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka la wadaagay guusha Soomaaliya ee Kursiga QM 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed guusha weyn ee ay gaareen kadib markii Soomaaliya ay...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo daah furay hay’ad ka shaqayso hormarinta ganacsiyada yaryar

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa Magaalada Muqdisho uga qayb galay munaasabad loogu talagalay daah-furka hay’adda Bulsho (SACCO) oo ka shaqeysa horumarinta...

Duqa Muqdisho oo kulan talawadaag ah la qaatay qaar kamid ah haweeynka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa caawa kulan talawadaag ah la qaatay qaar kamid ah haweeynka Soomaaliyeed ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...