Fardowso Xasan Nuur

1261 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qabatay kulan looga hadlaayo Baaqii Ankara 

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, ayaa qabatay kulan heer sare ah oo ay ka soo qeybgaleen aqoonyahanno Soomaali ah,kaas oo khuseeyay...

Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa Gobolada oo la dilay

Howlgal gaar ah oo si weyn loo qorsheeyay oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka oo ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Gudigga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka...

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geerida Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, Alle ha u naxariistee, Dr....

Kulan Su’aalo weydiin ah oo ku saabsanaa dhimashada hooyada iyo dhallaanka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka gaar ahaan waaxdeeda Caafimaadka Qoyska,ayaa u jeedkiisu ahaa sidii loogu samayn lahaa dib eegis Habraac la...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...