Fardowso Xasan Nuur

998 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxa Bangiga Ziraat Faraca Soomaaliya 

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay mudane Zafer Sazgin, maareeyaha...

Duqa Muqdisho oo shir guddoomiyay kulan looga hadlay Waxbarashada da’ayarta Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa guddoomiyay shirka Todobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo loogu hadlay...

Wasiir Biixi “In dhaqaalaha dalka uu kordho waxaa Laf-dhabar u ah amniga”

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane, Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in korodhka uu sameeyay dhaqaalaheennu uu sabab u tahay amniga dalka...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud opened the 2nd Conference of Somali Islamic Scholars in Mogadishu, noting the priority given by the government to the...

Taliye Sulub”Waan ku faraxsanahay in aan la kulmo Boliiska iyo Bulshada oo halgoob wax ku baranaya”.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub Ahmed Firin oo la hadlay qaar kamid ah ciidanka iyo ururada bulshada oo loo qabtay tababar aqoon...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...