Fardowso Xasan Nuur

1367 POSTS

Exclusive articles:

War-murtiyeed wadajir ah oo ay soo saareen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya 

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeyay Mudane Abiy Ahmed, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, intii uu ku sugnaa booqashadiisa shaqo ee...

Somalia and Ethiopia’s Joint Commitment to Regional Cooperation

H.E. President Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, warmly welcomed H.E. Prime Minister Abiy Ahmed, Prime Minister of the Federal...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la hadlay Ciidamado ku sugan Degmada Aadan Yabaal

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliya,General Sahal Cabdullahi Cumar, ayaa maanta kulankii ugu horreeyay la qaatay ciidamada ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku...

Madaxweynaha JFS oo soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka warbixiyay imaanshaha Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed Cali, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaanaya magaalada Muqdisho. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa qayb ka ah isku...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...