Fardowso Xasan Nuur

1259 POSTS

Exclusive articles:

Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Magaalada Baydhabo 

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, si ay u dardargeliyaan...

R/W ku-xigeenka Labaad oo guddoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta Arrimaha Bulshada

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa guddoomiyey shirka tiirka horumarinta arrimaha bulshada ee Xukuumadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Mudane...

R/W Xamse” Waxaan dhiseynaa guddiga sare ee Waxbarashada si loo hormariyo tacliinta Sare”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeybgalay munaasabadda qalin-jabinta arday dhammaysay jaamacadda UPeace, ayaa sheegay in Xukuumaddu awoodda...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo Booqasho Sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Kuwait

Safiirka Safaradda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Kuwait ee New Delhi,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...