Fardowso Xasan Nuur

1145 POSTS

Exclusive articles:

Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka Dalka oo Maalintiisa Labaad ka socda Muqdisho 

Shir Sanadeedka 7-aad ee Garsoorka Dalka, ayaa si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Muqdisho, iyadoo sanadkaan cinwaankiisu yahay "Casriyeynta Garsoorka waa Xoojinta Caddaaladda". Shirkaan...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo soo Gaba-gabeeyey Shirka SHIIP oo ka socday Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa magaalada Nairobi kusoo gaba-gabeeyey shirka Guddiga Hagista...

Wasiirka Amniga Gudaha Federaalka oo Kulan la qaatay La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ciraaq

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan rasmi ah la qaatay La-taliyaha Amniga Qaranka ee dalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shirweynahan 7aad ee Garsoorka dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka, ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Wafdiga Sanduuqa Horumarinta Sucuudi Carabiya

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...