Fardowso Xasan Nuur

1298 POSTS

Exclusive articles:

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda oo dardaaran u dirtay kormeerayaasha Imtixaanka Qaranka

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Nuura Mustaf Mukhtaar,ayaa si gaar ah ugu boorrisay Saraakiisha iyo Kormeerayaasha Imtixaanka Qaranka inay qaataan masuuliyad...

Ciidanka Xaq-u-dirirka Hiiraan oo Wacad ku maray Ciribtirka Khawaarijta

Ciidamada deegaanka ee gobolka Hiiraan, oo garab ka helaya kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa wacad ku maray inay si buuxda uga xoreyn doonaan Khawaarijta...

Madaxa Xafiiska Adeegga Xajka oo ka warbixiyey adeegyada sanadkaan ee Xujeyda loo qabtay

Madaxa Xafiiska Adeegga Xajka ee Soomaaliya, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan. Waxaa la sheegay in lix...

Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan oo kaashanaysa hay’adda Xikmo Charity ayaa maanta markale degmada Dayniile ee gobolka Banaadir deeq hilibka Udxiyada...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa, isla markaana jeediyay khudbad uu uga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee dalka. 2- Madaxweyhe...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...