SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka maaliyadeed ee wasaaradda howlaha guud oo lagu wareejiyay wasaaradda maaliyadda

La wareegitaanka maamulka maaliyadeed ee wasaaradda howlaha guud oo lagu wareejiyay wasaaradda maaliyadda ayaa ka dambeysay markii ay kulan wadatashi ah yeesheen mas’uuliyiinta labad...

Shibis oo dhib la’aan isku diyaarineyso wareegga labaad ee tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)-Waxaa caawa u ballansanaa tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan Beledweyn & Shibis oo ka kala tirsan goballada Hiiraan iyo Benaadir. Nasiib xumo  degmada...

Beesha caalamka iyo guddiga gurmadka fatahaadyada oo Muqdisho ku wada hadlay

Muqdisho, May 20, 2018––Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran...

Maamulka gobalka iyo hey’adaha amniga oo la wadaagay shacabka khasaarihii ka dhashay roobabkii da’ay.

Muqdisho, 20 Maajo 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiey xaaladda saameynta roobabkii xalay ilaa...

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo deeq gaarsiisay dad danyar ah oo ku nool dalkaasi

Johannesburg(SNTV);- Deeqdaan raashinka ah ee la siinayay dadka danyarta ah oo isugu jiray Soomaali iyo ajaanib  kale oo muslimiin ah ayaa waxaa bixineysay safaarada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...