SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Degmooyinka Wartanabadda & Yaaqshiid oo wareegga 3-aad ee tartan aqooneedka gaaray

Muqdisho (SNTV)-Tartanka oo u dhexeeyay ilaa iyo 4-degmo ayaa waqtiga loogu qeybiyay 2-qeyb, waxaana wareegga 2-aad lagu furay degmooyinka kala ah Garoowe iyo Yaaqshiid...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo balanqaaday bixinta xuquuqda Golaha ay ku leeyihiin baarlamanadii 8-aad iyo 9-aad

Muqdisho(SNTV)- Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa afur u sameeyay qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaankii 8-aad iyo...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa Garowe

Muqdisho(SNTV):–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan la qaatay Duqa Caasimadda Puntland ee Garowe Mudane Axmed Deeq Maxamed waxayna...

Duqa Muqdisho oo sheegay in maamulkiisu uu mudnaan sare siinayo gacan qabashada Agoonta Soomaaliyeed

Muqdisho(SNTV):–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo la afuray Agoonta Gabdhaha (Xarunta Agoonta Degmada Boondheere) ayaa sheegay in maamulkiisu...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Taliyeyaasha Hogganada Ciidanka

Muqdisho (SNNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta hoolka shirarka ee Taliska C.B.S kulan kula qaatay dhammaan Taliyeyaasha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...