SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galay Shirka Midowga Afrika ee Joojinta Colaadda+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 14-aad ee aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika ayaa ka warbixiyey...

Ra’iisul wasaare ku” xigeen Mahdi “Waxaan u diyaar u nahay doorasho”.

Ra’iisul wasaare ku xigeen Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka gobolada waqooyi ee (Somaliland) oo lagu soo...

Shir weynaha qaran ee shaqaaleysiinta dhallinyarada soomaaliyeed oo ay soo qabanqaabisay wasaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa maanta ka furmay magaalada muqdisho+(SAWIRRO).

Ujeedada shirkaan ayaa ahayd sidii loo shaqyleysiin lahaa dhalinyada isla markaana dib loogu soo celin lahaa dugsiyadii farsamada gacanta si loo helo dhalinyaro ka...

Cabdiraxmaan Cali Diiriye Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo Kormeeray Dhismayaal Cusub oo lagu kordhiyay Isbitalka guud ee Gobolkaasi+(SAWIRRO).

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) Oo La Hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya Ayaa Faah Faahin Ka Bixiyay Dadaalada Maamulka Gobalka Ee Ku Aadan...

AMISOM oo bilowday Dayactirka Wado isku xertay Magaalada Dhoobley iyo Garoonka Diyaaradaha.

Dhismaha wadadan oo ah 5KM waxaa fulinaya qeybta labaad ee ciidanka Amisom kuwaas oo ka howlgala deegaanada maamul goboleedka jubbaland soomaaliya . Taliyaha qeybta labaad...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...