SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamadda Ciidamada oo sii deysay Shaqsi loo soo xiray Dil iyo Ka mid ahaanshiyaha Al-shabaab

Muqdisho (SNTV)- Cabdullaahi Xasan Axm’d Maalin (Warranto) ayaa loo soo qabtay in ka tirsanaa Maleeshiyada Al-shabaab,  sidoo kale waxaa loo heystay in uu ka...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee DFS oo Garoowe ka furtay tababar

Garoowe (SNTV)- Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ka furtay Tababarka Tababarayaasha ee Waxbarashada Madaniga...

Taxanaha Taariikhda Maamlmaha Xorriyadda Soomaalida (Maqaal)

Maadama ay nagu soo fool leeyihiin Todobaadka Xoriyadda Soomaaliyeed ayaan waxaan door bidnay inaan xasuusinno Ummadda Soomaaliyeed taariikhda halgankii Xornimo doon iyo goortii ay...

Cod bixinta Doorashada Madaxtinimo ee Turkey oo bilaabatay.

Turkey(SNTV) Shacabka dalka Turkiga ayaa maanta u dareeray cod bixinta doorashada dalkaasi ka dhaceyso ee laga soo hormariyey xilligeed, waxayna shacabka turkiga ay codbixinta  maanta...

Maamulka Gobolka Banaadir, Golaha Wasiirrada XFS iyo Hay’adaha Amniga oo ka wada hadlay Amniga Caasimadda

Muqdisho(SNTV:-– Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hay’addaha Amniga iyo bulshada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...