SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddi joogteeyaa habsami u socodka arrimaha Xajka iyo adeegyada Xujeyda Soomaaliyeed oo la magacaabay

Muqdisho(SNTV);- War saxaafadeed ka soo Baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka JFS ayaa lagu Magacaabay Guddi kor-joogteyn doona habsami-u -socodka...

Duqa Muqdisho “Muqdisho waa Caasimadda Afrika ugu horreysa Xoriyadda Hadalka”

Muqdisho (SNTV)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayey muuqaal baahiye Cusub...

Ciidanka Booliska Soomaaliya oo qabtay Nin dil ka geeystay Magaaladda Laascaanood

Muqdisho (SNTV), Hoggaanka Baarista Dambiyada C.I.D  ee Ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa Magaaladda Muqdisho ku qabtay Gacan ku dhiigle dil ka geeystay Magaaladda Laascaanood ee...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba horjooge oo Daacish ah (Dhageyso)

Dhowr jeer oo fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa maleeshiyada Daacish kuwooda  dhibka ka wado Soomaaliya. Mahad Maxa’ud Cabdi Abuu-Yaasiin  ...

Qarax goordhaweyd kadhacay Magaalada buuhoodle.

Hal qof ayaa kudhintay laba kalena  way kudhaawacmeen qarax goordhaweyt kadhacay magaalaa buuhoodle ee gobolka cayn. Sida dad goobjoogayaal ay warabaahinta qaranka usheegeen, Qaraxa  waxaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...