SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Saraakiil ka tirsan XDS oo Maanta tababar loogu qaaday Turkiga

Muqdisho-(SNTV)- 49 Saraakiiil iyo Saraakiil Xigeen ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta loo qaaday Dalka Turkiga, si halkaas ay ugu soo qaataan tababar Sare...

Guddiga joogtada ee golaha shacabka ayaa maanta ka shiray kala hormarinta ajandayaasha kalfadhiga 4-aad.

Muqdisho- Soomaaliya, 13-09-2018: Guddiga joogtada ee golaha shacabka ayaa maanta kulankooda 41-aad ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulanka waxaa shir guddoominaayay guddoomiye ku...

Kusimaha madaxweynaha JFS oo waqtigiisa ku qaadanayo xarunta Jeneraal Kaahiye

Muqdisho (SNTV)- Kusimaha madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa  ku sugan xarunta Jeneraal Kaahiye...

Xaflad Dhaarin ah oo Maanta ka dhacday Xaruunta Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Banaadir

Muqdisho-(SNTV)- Waxaa Maanta oo Khamiis ah Munaasabad ka dhacday Xarunta Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Banaadir lagu dhaariyay  Garsoorayaasha iyo Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Degmooyinka oo dhawaan...

Soomaaliya iyo Findland oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga labada dal

Helsinki-(SNTV)-Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Finland ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta ee Dalkaas...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...