SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ku ridday rag ka tirsan Al-shabaab

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday rag ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab oo dilal ka geystay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka...

Mareykanka oo cambaareeyay afduub arday loo geystay oo ka dhacay dalka Nigeria.

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa cambaareysay afduubka in ka badan 300(Saddex boqol) oo arday oo laga afduubtay iskuul ku yaal  waqooyi galbeed ee dalka...

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal mudane Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Kulanka ay yeesheen labadaan mas’uul...

Wasaaradda Amniga XFS oo ka digtay bannaanbaxyo aan lagu wargelin laamaha Ammaanka.

Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in bannaanbixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho aan lasoo ogeysiin hay’adaha amniga. Wasiirka ayaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug. Kulanka waxaa kaloo ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...