SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay jaamacadaha Pakistan

Pakistan (SNTV)- Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Pakistan oo xaflad qalin jabin u samaysay arday dhammaysay heerka kowaad iyo kan labaad ee Jamacaadaha ku yala...

Socdaalka Madaxda dalka ee qaar kami ah gobolada dalka waa tallaabo muhiim ah oo loo baahnaa (Faallo)

Muqdisho October 16 (SNTV):-n madaxda dalka Soomaaliya ay booqdaan degmooyin ka mid ah dalka,isla markaana ay soo eegaan xaaladda nololeed ee ay ku sugan...

Wasaarada caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay inay kudadaaleyso wax u qabashada dhaawacyadii baydhabo

Muqdisho October 16 (SNTV):-Mudane Maxamed Saciid Cabdullaahi Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdu ay dadaal ku bixineyso sidii caafimaad...

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Cusub ee QM u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho October 16 (SNTV):-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ku soo dhoweeyey xarunta Dawladda Hoose ee Muqdisho...

Ra’iisul Wasaare Khayre: Kobaca Dhaqaalaha Soomaaliya Waxa Uu Ku Xiranyahay Kordhinta Tacabka Iyo Wax Soo Saarka Beeraha

Muqdisho October 16 (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa beeralayda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay laba jibbaaraan tacabka beeraha si...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...