SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Cutubyo ka tirsan Boliiska Soomaaliyeed oo uu tababar ugu soo xirmay Jabuuti-(Sawirro)

Jabuuti-(SNTV)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed,Sarreeye Gaas, Bashiir Cabdi Maxamed, oo safar shaqo ku jooga Dalka Jabuuti ayaa tababar ugu soo xiray halkaasi Cutubyo ka tirsan...

Taliyaha CXD oo ka Tacsiyadeeyay geerida Saraakiishii iyo Askartii ku shahiiday qaraxii ka dhacay meel u dhow degaanka Dhanaane

Muqdisho (SNTV):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe ayaa tacsi u diray dhammaan Qoysaska iyo Shacabka Soomaaliyeed ay ka shahiideen general...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay saraakiishii iyo askartii ku geeriyootay qaraxii Dhanaane

Muqdisho,  Diseembar 2018—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyihii, Abaanduulihii iyo askar ka tirsan Qaybta 12-ka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo abaalmarin u ballan qaaday Degmadii ku guuleysata soo celinta bilicda Caasimadda +Sawirro

Muqdisho-(SNTV)-Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Xamarweyne iyo qeybaha Bulshada ayaa si wada jir ah u billaabay olole nadaafadeed oo qeyb ka ah bilic soo celinta Caasimadda...

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo masuuliyiin kale oo kismaayo u Ambabaxay

Muqdisho December 6 (SNTV):-Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa goor dhow ka anababaxay Garoonka Caalamiga ah ee Aaden Cabdulle,  asagoo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...