SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qiimaynta cunnada la cuno oo dood laga yeeshay-(Sawirro)

Muqdisho-(SNTV)-Barnamijka dar-dar gelinta Cunada la cuno ee caafimadka iyo korimaha leh ee Soomaaliya( Scaling up Nutrition, SUN) ayaa todobaadkan ku qabtay doodo la xiriira...

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga

Riyadh-(SNTV)-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Mudane, Axmed Ciise Cawed, ayaa Maanta oo Arbaca ah kulan kula qaatay Caasimadda Sacuudiga ee Riyaadh, Boqorka Dalka Sacuudi Carabiya,...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo u duulay Dalka Qatar

Muqdisho(SNTV):-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay dalka Qatar. Ra’iisul Wasaaraha oo...

Golaha Aqalka sare oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Golaha Naafada Qaranka

Muqdisho (SNTV) Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 11-aad ee xildhibaannada ee Golaha Aqalka sare ay Maanta ku yeesheen xarunta Golaha Aqalka sare ayaa ahaa ajandaha  Aqrinta labaad...

Taliyaha Qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Magaalada Garbahaarey

Muqdisho (SNTV) Taliyaha Qaybta 43-aad ee xoogga dalka S/Guuto Cali Maxamed Maxamuud iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Militariga Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Garbahaarey ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...