SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

AKHRISO:-Wasaarada Caafimaadka oo la wareegtay Isbitaalka Banaadir.

Muqdisho (SNTV)-Warqad kasoo baxday wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda soomaaliya ayaa lagu sheegay inay kula wareegtay gacan ku heynta isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir. Isbitaalkaan...

Saraakiil ka tirsan Midowga Afrika oo booqatay Isbitaalka AMISOM

Muqdisho-(SNTV)-Ku xigeenka Madaxa Ciidanka Midowga Afrika iyo Saraakiil kale ayaa booqday bukaanno kala duwan oo ku jira Isbitaalka AMISOM ee Muqdisho. Booqashada ayaa sidoo kale...

Maxaa loo dilay Daacigii Diinta faafinayay.?

Muqdisho (SNTV)-Maxmed Axmed Cabdi Oongooye waxa uu ahaa nin bartay cilmiga Diiniga ah iyo kan maadiga, isagoo dadaal badan ku bixinayay faafinta Diinta Islaamka...

Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka oo doortay Guddoonka Guddiga

Muqdisho (SNTV)- Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho galabta ku doortay guddoonka...

Madaxweynaha cusub ee Koofur galbeed oo maanta si rasmi ah Xilka ula wareegay

Baydhabo (SNTV)-Madaxweynaha cusub Dawlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay Xilka hoggaanka Koofur...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...