Muqdisho (SNTV):- Munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen madaxweynaha cusub iyo madaxweynihii hore ee Puntland ayaa maanta lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Maamulka Puntland ee...
Muqdisho (SNTV):- Munaasabad ujeedadeedu ahayd kor u qaadista nadaafadda iyo bilicda iyo soo dhoweynta guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab ayaa xalay lagu qabtay...