Muqdisho-(SNTV)- Ciidanka amniga Soomaaliyeed, ayaa Gacanta ku soodhigay 18 ka bishaan dhagar-qabe sare oo ka tirsanaa amniyaadka kooxda Al-shabaab.
Warkan oo ay hay’adda Nabad sugidda...
Xuddur-(SNTV)-Guddoomiye ku xigeenka maamulka Degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool, Cali C/nuur Iiman ayaa sheegay in maleeshiyaadka Al-shabaab ay Carruur ka badan 100 ka Af-duubteen...