SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka Gobolka Banaadir oo billaabay in dib u furo Wado Degmada Kaaraan Ku xirta Isbitaalka Keysanay oo ay Xireen Dhismayaal Sharci darro ah.

MUQDISHO (SNTV)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa ugu baaqay bulshada Caasimadda in ay la shaqeeyaan laamaha ammaanka iyo hay’adaha...

Jilaa Caan ah oo Sheegay inuu ku Riyoonayo Fursad 2-aad xilli ay Soomaaliya Is-Xilqaam ku dhisanayso Golaha Murtida ee National-Theatre-ka.

MUQDISHO (SNTV)-Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed, oo la furay 8-sano kadib markii Soomaaliya madaxbanaanida ay ka qaadatay Ingiriiska, ayaa ku burburay dagaaladii sokeeye ee in ka...

Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada Oo Looga Hadlay Dib-u-habaynta Aqoonta Shaqaalaha Iyo Sharciga Daawada

Talaado, Feberaayo 12, 2019 –Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada oo maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa lagu...

Tababar ku saabsan Dambiyada abaabulan ee xiriirka la leh Safarada iyo dalxiiska oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho (SNTV)- Tababar ku saabsan Dambiyada abaabulan ee xiriirka la leh Safarada iyo dalxiiska oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya...

Wasiir Beyle oo la kulmay Madaxa Bangiga Aduunka ee qaar ka mid ah Wadamada Bariga Afrika

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Bella Bird oo ah Madaxa Bangiga Aduunka ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...