SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Eng.Yarisow iyo Danjiraha dalka Suudaan oo ka wada hadlay iskaashiga Dowladaha Hoose ee Muqdisho iyo Khartoum

Muqdisho (SNTV)-, 26, Feb, 2019—- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Suudaan ee...

Shirka Saddex Billaha ah ee Cadaaladda oo lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho (SNTV)- Waa shir seddexdii biloodba mar ay isku yimaadaan bahda cadaaladda dalka iyo deeq bixiyeyaasha caalamka, kaasoo lagu soo bandhigo wax yaabaha laga...

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo la kulmay Iskaashatooyinka Kulluumeysatada

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday ururada Iskaashatooyinka Kaluumeysatada...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo furay Shirka Wadajir ee Hannaanka Qaran ee Dowladdaha Hoose

Muqdisho (SNTV):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa furay Shirka Wadajir ee Hannaanka Qaran ee Dowladdaha Hoose...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la Kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Mohamed ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa Sarakiil ka socotay Midowga Yurub. Mudane Hassan Ali Mohamed ...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...