SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Madaxweynaha dib loo doortay ee Nigeria

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha Nigeria Maxamadu Buhari oo markale dib loo doortay. ‘’Nigeria...

Golaha Wakiilada K/Galbeed oo cod aqlabiyed leh ku meel mariyay Golaha Wasiirada

Baydhabo(SNTV) Kalfadhigii 7-aad kulankiisi 2-aad oo ay isugu yimaadaan Golaha wakiilada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ajandihiisu ahaa codka kalsooni siinta Golaha Wasiirada uu dhawaan...

Shirka Madasha Wadajir oo Maalinkii Labaad galay

Muqdisho (SNTV) Shirka Wadajirka ee Hannaanka Qaran ee Dowladdaha Hoose oo ay ka Qeyb galayaan Wasiirada Arimaha Gudaha iyo dib u heshiista Dowlad goboleedyada iyo...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay 20-ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab

Muqdisho (SNTV):-Howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah uga fuliyeen Ciidamada Qaranka iyo kuwa saaxiibadooda meel u dhaw magaalada Baladwayne 25-ka bishaan ayaa lagu...

Madaxweynaha JFS iyo Wafdigii uu hoggaaminayey oo gaaray magaaladda Doha ee Dalka Qatar

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray magaalada Dooxa, wuxuuna berri wada hadallo la yeelanayaa Amiirka Dowladda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...