SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay kulan looga Hadlay Amniga Caasimadda Ee Muqdisho

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay kulan looga hadlay amniga caasimadda oo lagu qabtay taliska qaybta...

Kismaayo oo caawa u soo gudubtay wareegga afaraad ee tartanka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Akhriso Isku aad wareegga Sedaxaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka wareegga 3aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka. Halkan ka Akhriso ama kala deg

Howlwadaag oo caawa u soo gudubtay wareeggaSedaxaad ee Tartanka

  Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Tartamayaasha Xamar Jajab oo caawa soo tiigsaday wareegga Sedaxaad ee Tartanka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...