SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Qaabilay Agaasime Gobolleedka IOM Ee Bariga & Geeska Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho Agaasime Gobolleedka Hay’adda Caalamiga ee Socdaalka (IOM)  Mudane...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Hay’adda IOM

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Xafiiskiisa Maanta ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayay Madaxa Hay`adda IOM Bariga iyo Geeska...

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howl-gal Ka Dhan Ah Nabad diidka Al-Shabaab Baardheere Ka Sameeyay

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo weli baacsanaya haraadiga Argagixisada Al-shabaab ayaa howl-gallo ka sameeyay deegaanka Raydab oo qiyaastii 40-Km dhanka Waqooyi kaga beegan Degmada...

Madaxweynihii Hore ee K/Afrika Jacob Zuma Oo Wajahaya Maxkamad

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa markii ugu horeysay la filayaa in maxkamad la soo taago, iyadoo loo heysto in ka...

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Oo Lagu Amray Inay Dib Ugu Soo Laabtaan Jowhar

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa ku amray xildhibaanada baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabelle inay  dib ugu soo  laabtaan magaalada Jowhar ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...