SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul wasaare Kheyre oo Dalka Qatar ugu qeyb galaya shirka Madasha Doxa

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta u dhoofay Magaalada Dooxa ee Dalka Qatar, halkaas oo Sanadkii Saddexaad uu uga...

Shirka Wakaaladda Wararka Islaamka oo lagu soo geba-gabeeyay Sacuudiga

Shirkii Isutagga Wakaaladda Wararka Wadamada Islaamka ee UNA ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Magaaladda Jeddah ee Caasimaddda Dalka Sacuudi Carabiya. Shirka oo Laba Maalmood ka socday...

Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka oo kala dhexgalay beelo ku dagaalamay gobolka Mudug

Mas'uuliyiin ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Waxgaradka gobolka Mudug oo ku hawlan daminta xiisado colaadeed oo kasoo cusboonaaday Miyiga gobolka Mudug ayaa...

Madaxweynaha Zambia oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Soomaaliya u qaabilsan Zambia

Madaweynaha dalka Zambia ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee dalkaas, Marwa Xaawo Xasan Maxamed. Safiiradda ayaa ugu horreyn dhambaal iyo Salaam ay ka...

Agaasimaha Madaxtooyada oo wada hadallo la yeeshay Danjiraha Jaamacadda Carabta iyo Madaxa IOM ee Afrika

Agaasimaha Madaxtooyadda Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya  Danjire Xamuud Samraan Al-xuweydi ayaa ka guddoomay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...