SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Abaal-marin La Guddoonsiiyay Arday Dhammeysatay Barashada Qur’aanka Ee Dalka Mareykanka “Sawirro” .

48 Arday oo Soomaali ah ayaa loo qabtay xaflad  qalin-jibin  ah ka dib markii ay soo dhaameysteen barashadda qur’aanka kariimka taasi oo ay soo...

Banaanbax Ka Dhan Ah Al-Shabaab Oo Muqdisho Ka Dhacay

Banaanbaxani oo ahaa mid ballaaran oo uu soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay iskuulka tababarka ciidanka Booliska ‘General kaahiye’ weerarkaas ayaa waxa...

R/Wasaare Kheyre Oo Odayaasha Galmudug Kala Hadlay Dhismaha Galmudug

R/wasaaraha Soomaaliya mudane; Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka arrimaha gudaha iyo xubno ka tirsan Baarlamanka Labada Gole ee Dalka ayaa kulan wadashi...

Daawo Madaxweynihii Hore Ee Dowladdii KMG, Mudane C/Qaasim Oo Ka Tacsiyeeyay Weerarkii Argagaxisada Ee Ex-Control Afgoye:

Madaxweynihii Hore Ee Dowladdii KMG Soomaaliyeed, Mudane, C/Qaasim Salaad Xasan ayaa ka tacsiyeeyay Ummadda Somaaliyeed dhibaatadii ka dhalatay qaraxii Ex-Kontarool Kudhufo:- https://www.youtube.com/watch?v=VRLosNvuoMc

Muuqaal:- Sidee Loo Tabey Dadkii Lagu Dilay Qaraxii Argagaxisada Al-Shabaab ee Ex-Control Afgoye

Saameynta Uu Qaraxu Kaga Tagay Qoysaskii Ay Ka Geeriyoodeen dadkii aanan waxba galabsan ee 28-kii December 2019 Argagaxisada Al-Shabaab Ay Ku dileen Ex-Koontarool Afgooye, Haween...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...