SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Joe Biden iyo Boris Johnson oo yeeshay wada hadal dhanka taleefanka ah .

Ra’isulwasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa wada hadal dhanka taleefanka la yeeshay fiidnimadii Axada madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden. Boris ayaa sheegay in ay horay...

Wasiirka Difaaca Dalka oo kulan muhiim ah la qaatay Madaxda Waaxyaha Wasaaradda.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji  ayaa kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha hortabinta leh ee Wasaaradda gaashaandhigga la qaatay Madaxda...

Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda Gobolka Hiiraan oo ka warbixiyay shir lagu soo gabo gabeeyay Beladweyne+(SAWIRRO).

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa kulan wada tashi ah la yeeshay guddomiyeyaasha dagmooyinka gobolka, kaasi oo maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada Beladweyne ee xarunta...

Qaramada midoobe oo sheegtay in Soomaaliya ay marti galisay qaxooti badan sanadkii 2020

In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah ayaa sanadkii 2020 soomaaliya nabad galyo u raadsaday sida ay sheegtay heyada UNHCR . Dadkaas waxay badankood...

Dowladaha Masar iyo Qatar ayaa ku heshiiyay inay dib u soo celiyaan xiriirkoodii diblomaasiyadeed.

Dowladaha Masar iyo Qatar ayaa ku heshiiyay inay dib u soo celiyaan xiriirkoodii diblomaasiyadeed. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Masar ayaa ku dhawaaqday in Qaahira iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...